Hel Qiimo dhimis cusub oo 10%

Dajiye Tea

Relaxation & stress relief herbal blend, 75g

$5.00

Horn Herbal Dajiye Tea waa shaax dajiya maskaxda, yareeya walwalka, fikirka badan iyo hurdo xumada. Waxa uu ka samaysan yahay dhir kala duwan sida chammomile, lavender iyo naacnaac. Geedahaan waxaa loogu talagalay in ay qofka ku caawiyaan dagganaan, udgooni iyo raaxo. Waa daawada saxda ah ee ku habboon dadka neerfahooda kacsan yahay ee raba Nasasho iyo hurdo macaan badan.

Sidee Loo Isticmaalaa

1. Marka hore Biyo dabka saar oo karkari. 

2. Soo qaado weel sida koob kadibna ku shub hal qaando oo shaaxa Dajiye ah.

3. Kadib ku shub biyihii kululaa ee kuu diyaarsanaa. Walaaq oo oo dabool koobka si aad u huuriso.

4. Sug muddo shan daqiiqo ah si dhirta shaaxa ay u milanto.

Hadda waxa aad haysataa Shaaxa dajiye oo diyaarsan.

Dajiye Tea. Hal kabasho waa dagganaan, hal kalana waa reerayn.